
Fahfaahin: Weerar hoobiye oo ka dhacay magaaladda Muqdisho
MUQDISHO, Soomaaliya [SMN] – Fahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar hoobiye oo saakay ka dhacay xaafado ku dhaw Villa Somalia, Madaxtooyadda Soomaaliya. Wararka ayaa sheegaya in Macalin Dugsi Qur’aan iyo 5-qof oo kale ay ku dhaawacmeen kadib …